DHAMAAN ilma Dr Ismail Qurjuf WAXAY TACSI TIIRAANYO LEH U DIRAYAAN MARXUUN DR C/QAADIR MUUSE (MURUQLIQE) OO MAANTA KU GEERIYOODAY MAGAALADA BURCO LAGUNA AASAY ISLA MAGAALDAASI BURCO

DHAMAAN ilma Dr Ismail Qurjuf WAXAY TACSI TIIRAANYO LEH U DIRAYAAN MARXUUN DR C/QAADIR MUUSE (MURUQLIQE) OO MAANTA KU GEERIYOODAY MAGAALADA BURCO LAGUNA AASAY ISLA MAGAALDAASI BURCO

TACSI

Dhamaan ehelada iyo qaraabada Kala ah
C/Fataax Dr Ismail Qurjuf
Maxmed dr Ismail Qurjuf
Faadumo Dr Ismail Qurhuf
Rowda Dr Ismail Qurjuf
Zaina Dr Ismail Qurjuf
Hinda Dr Ismail Qurjuf
Axmed Dr Ism,ail Quirjuf
Ibrahim Dr Ismail Qurjuf
Muna Dr Ismail Qurjuf
Hana Dr Ismail Qurjuf
Nada Dr Ismail Qurjuf Iyo
Hooyo Drs: Khadra Cali Aadan Iyo Hooyo Nimco Xusin cawaale

Waxay tacsi Tiiraanyo ku dheehan tahay U Dirayaan Qoyskii iyo Qaraabadii Iyo Caruurtii Iyo Ooryihii iyo Bulsho weynta Reer Soomaliland Oo Dhan Gaar Ahaan G/togdheer Iyo Waliba Bahda Caafimaadka Somaliland Oo Dhan In Ilaahay Samir iyo iimaan Inaga Wada Siiyo Marxuun C/qaadir Muruqliqe Oo Xalay Ku Geeriyooday Magaalada Burco Laguna aasay Maanta Magaaladaasi Burco Isagana Illaahay Danbigiisa Dhaafo Qabriga u Nuuro Janadii Fardawsa dhex Gaayo aamiin……………………..Aamiin…………………..Aamiin