JAHLIYADA SSUK EE WADANKA UK OO XALAY KULAN CASHO OO AAY KU SOO DHAWEEYN U SAMEEYEY “.Gudoomiye kuxigeenka Mihnadlayaasha Caafimaadka Somaliland. Dr. Abdirahman Ahmed Doodi HOTELKA NOMAD. EE GALBEDKA LONDON.

JAHLIYADA SSUK EE WADANKA UK OO XALAY KULAN CASHO OO AAY KU SOO DHAWEEYN U SAMEEYEY “.Gudoomiye kuxigeenka Mihnadlayaasha Caafimaadka Somaliland. Dr. Abdirahman Ahmed Doodi HOTELKA NOMAD. EE GALBEDKA LONDON.
Casho sharaftaasi oo ay soo abaabuleen JAHLIYADA SSUK ay waxa kala soo qaybgalay marti sharaf tiro badan ee qaranka JSL.
Sidoo kale waxa Kulankaasi kala soo qaybgalay dhalin kale oo ka socotay barbaarta Table 7 ee galbeedka London, oo goobta as I ka hadlay ayaa u soo jeediyay mahadcelin iyo bogaadin SSUK oo soo abaabushay kulanka isagoo ku booriyay in ay dhalinta Mar kasta ka fikirto sidii ay dalkoodii wax ula qaban lahaa teen.
DR. ABDIRAHMAN oo isaguna halkaasi ka hadlay ayaa ka waramay sida ay ” uga goantahay in ay ka shaqeyan goobaha caafimadka oo aay checking ku sameyan in dadkan caafimadka ka shaqeya in aay khibrad u leyihin AMA aay dhakhatir yihin oo anay jirin CID danbe oo an caafimadka wax ka aqon anay furan goobo caafimad sida farmaysiyad iyo wixi kale ee la mida inta waxu ku daray in aay sameyn registertion oo aay is diwaan galso cidi rabta in aay gobo caafimad furtan hadi kale oo anay is register gareyn in aay ka xidhi doonan. Ayga oo racaya. Sharciga u Yala
Gudoomiye ku xigenku. waxa kale oo uu ka waramay horumarka dalka ka socda.
Dhinaca kale waxa DR ABDIRAHMAN uu ku guubaabiyay JAHLIYADA Somaliland. inay wax la qabsadaan dalka iyo dadka ay la nool yihiin oo ay wax la wadaagaan si ay marka danbe wax uga taraan qaranimada JSL, isagoo JAHLIYADA Somaliland ku amaanay geesinimada iyo dedaalla ay la IMADEN
Waxana uu reer UK gaar ahaan jaaliyada SSUK ka dalbaday inay taageeraan oo ay u codeeyaan si ay uga gaadho mustaqbalka siyaasada UK meel sare.
GUUDOOMIYAH SSUK oo isaguna goobta ka hadlay ayaa ka in SSUK uu diyaarinaayo in Somalilamd kala shaqeeyo sidii dhalinyarada waxbaratay ay dalkii wax ugu Celin lahaayeen, iyaguna ay ugu yaraan wax uga soo korodhsan lahaayeen.dr. Abdirahman wax u hadlki ku soo gunanaday. In ayaguna. Qurbojoog caafimadka wax ka baratay aay is diwaan galiyaay SI aay Mustaqbalka hadi aay doonan in aay goobo caafimad ka hir geshan dalka Hooyo. Aay ugu fududato oo aan loo carqaladen Waa in aay iminka isa sii diwaan galiyan. Hadalkisi wuxu ku soo dhameyay waano iyo duco. image image image image image image image image image image