MA DHABAA IN : – Taliyiihii Saldhiga Police Arabsiyo Uu Cusbitaalka Hargeysa Ku Geeriyooday

MA DHABAA IN : – Taliyiihii Saldhiga Police Arabsiyo Uu Cusbitaalka Hargeysa Ku Geeriyooday

breaking

Hargeysa(Salaanmedia.com)Taliyiihii Ciidamada Policeka Ee Saldhiga Arabsiyo Taliye Cabdi Case ayaa Hadda ku Geeriyooday Cusbitaalka Guud ee Caasimadda Hargeysa oo Goordhweyd dhaawac ahaan loo Keenay kadib markii Uu Toogtay askari saldhigaasi Ka Tirsan.

Taliyaha Booliska Sarreyo Guuto Cabdilaahi Fadal Iman ayaa Xaqiijiyey in Taliyihii uu dhaawac dhintay, isaga oo sheegay in Askarigii dillay taliyahan ay Gacanta lagu hayo Makamada Ciidamada Qalabka Siddana ay u fadhido Kiiskaasi.