OGAYSIS OGAYSIS OGAYSIS…Dhamaan Bulsho Weynta Somaliland Ee Kunool Dalka Ingiriiska Iyo Tageerayaasha Xisbiga WADDANI

image
Dhamaan Bulsho Weynta Somaliland Ee Kunool Dalka Ingiriiska Iyo Tageerayaasha Xisbiga WADDANI Waxaanu Ugu Baqaynaa Inay Kasoo Qayb Galaan Xaflad Aad U Weyn Oo Lagu Qaban Doono Magaalada BRISTOL Xafladaas Oo Ah Mid Lagu Soo Dhawaynaayo Tageerayaal Baaxadleh Oo Ku Soo Biiraaya Xisbiga WADDANI Iyadoo Lagu Soo Bandhigi Doono Barnaamijiyada Iyo Himilooyinka Xisbiga WADDANI Waxaa Kaloo Lagu Casuumay Oo Kasoo Qayb Gelaaya Dad Milge Iyo maamuus Ku Dhex leh Bulshada Reer Somaliland Tagerayaashaas Oo Ah Tiradii Ugu Badnayd Ee Kaga Soo Biira Wadamada Dibada Xisbiga WADDANI Wuxuu Ku Qaabili Doonaa Si Karaamo Iyo Qadarin Leh Iyo Soo Dhawayn Aan Nooceeda Hore Loo Arag Tageerayashiisa Cusub Haddaba Goorta Iyo Goobtuba Waa Sidatan Hoos Ku Qoran Ee Kasoo Qayb Gal Wanaagsan Dhamaantiin
ADDRESS Malcolm X Centre
141 City Rd, Bristol BS2 8YH

DATE 13/9/14

TIME 4.pm – 11.pm

Maamulka Xisbiga waddani
Laanta magalada bristol