Taliyaha Ciidanka Mareykanka Ee Dalalka Geeska Africa Jeneral Well Crisp Oo Muqdisho Gaadhay

Taliyaha Ciidanka Mareykanka Ee Dalalka Geeska Africa Jeneral Well Crisp Oo Muqdisho Gaadhay

TALIYE 6

Hargeysa(Salaanmedia.com)Taliyaha ciidammada Mareykanka ee dalalka Geeska Afrika Jeneral Well Crisp oo shalay gaadhay magaalada muqdisho gaadhay ayaa booqday xarunta Villa Baydhaba iyo Wasaaradda Gaashaandhigga, iyadoo uu soo indho indheeyay dhammaan qeybaha ciidammada iyo sida ay u shaqeeyaan, halkaasi oo uu war-bixinno ka dhageystay saraakiisha madaxda ka ah xarumahaasi uu booqday.
Jeneral Well Crisp ayaa kulan la qaatay Taliyaha ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneral Daahir Aadan Cilmi (Indha-qarshe),iyagoona ka wada hadlay xoojinta taageerada la siinayo Ciidamada Xooga dalka Soomaaliya.
Taliyaha ciidammada Xoogga dalka Soomaaliya, ayaa ammaanay booqasho uu Jeneral Well Crisp Muqdisho ku yimid, waxa uuna sheegay in Saldhigga Ciidammada Mareykanka ee Soomaaliya uu noqon doona mid waxtar u leh Ciidammada qalabka sida ee Soomaaliya.

TALIYI CIIDAN MAR

Taliye%20Shaqale

TALIYE 6

TALIYE 4

TALIYE 3

TALIE 6

TALI 2

TALIE 6