Waannu Taageersan nahay Qaaddacaaddii Xisbiyada Mucaaridka Ah Qaadaceen Diiwaangeliintii Madmadowga Lahayd !!!!Afhayeenka Xisbiga Waddani Sweden

Waannu Taageersan nahay Qaaddacaaddii Xisbiyada Mucaaridka Ah Qaadaceen Diiwaangeliintii Madmadowga Lahayd !!!!Afhayeenka Xisbiga Waddani Sweden

AFHAYEEN WADANI

(Salaanmedia.com)-Aniga oo ku hadlaya magaca xisbiga guud kan yurub kana laanta sweden iyo weliba guddiyada sweden oo uu horeeyo
gudoomiyaha guud ee laanta sweden ,waxaa aad la wada socotan in xisbiyada mucaariidka ah qadaceen diwaangeliintii la waday ,taso aay sababta xisbiyada mucaaridka ah uu qadacen aay tahay
1)Iyado aan lo soo Mariin Dariiq sax ah
2) Iyado xukuumadu ka baxday Heeshiiskii la Gadheey ee ah in sii isku Mid ah labada Diwaangeliinood lo wado
3) Iyado Hawsha diwaangeliintu aay tahay hawl aan lahayd Dhamaad iyo bilow
Sida darted aay xisbiyadu qadaceen dhamaan wixii la isku Ogg oo ay Xukuumadu ka baxday,
Hadaba haddii aanu nahay Garabka Sweden ee bahda xisbiga Wadaani Waxaa aanu sii mug leh uu taageerayiina Go”amadda aay isla gadheen labaada Xisbi qaran ,waxa aanu leenahay Haddii xukuumadu dhago yeellan wayday waa in gaabii ahaan ba xidhiidhka wada shaqeyn loo jaara ,Geesta kale waxa aanu halkan uga soo jeediinayina dhamaan shacabka Reer somaliland in meel loga soo wada jeesto nidaam Xumii-dan dalka ku habsatay,lana Garab istaago xisbiyada Mucaariidka ah sii dalka uga dhacado Doorasho xor iyo Xalaal ah
Waa Mahadsanatihiin
Cantar Kidaar Cune
Afhayeenka Xisbiga Wadaani L