War Deg-dega ah: Ciidamada Booliska Magaalada Gabilay Oo Toogtay Wiil Dhalinyaro ah

War Deg-dega ah: Ciidamada Booliska Magaalada Gabilay Oo Toogtay Wiil Dhalinyaro ah.

breaking

Gabilay (Salaanmedia.com) Alla ha unaxariistee waxaa maanta lagu dilay magaalada Gabilay Muwaadin la odhanjiray Mukhtaar Xasan Barre kaasi oo ay xabad ku dhufteen ciidamada Booliska magaalada Gabilay.
Dilka marxuumka ayaa dhacay goordhwayd , sida uu noo xaqiijiyay Maayarka magaalada Gabilay oo aanu khadka telifoonka gacanta kula xidhiidhnay“dilkaasi wuu dhacay hadana baadhistii ayaa socota mana jecli inaan baadhitaanka ka hordhaco” ayuu yidhi maayarka magaalada Gabilay Shucayb.

Wixii Warar ah ee ka soo kordha kala soco wararkayaga Dambe.