Xisbi Mucaaridka WADDANI Laantiisa Sweden Oo Cambaaraysay Afuubkii Weriye Heersare

CAntar-150x150

Hargeysa(SM)Xisbi Mucaaridka WADDANI Laantiisa Sweden Oo Xambaaraysay Afuubkii Weriye Heersare

Halka Ka Akhri Warsaxafadeed Laanta Sweden Ee Xisbigu Arintaasi Kaga Hadlayso
”Waxa aanu halkan ka cambaareynayina falkii lagula kacay wariye cabdishakur heer sare ,aniga uu ku hadlaya magacayiga kan xisbiga guud iyo kan laanta sweden iyo kan guddiyada xisbiga ee laanta sweden iyo kan taageerayasha oo dhan ba ,waxa aanu aad iyo aad uga xunahay wariyaha la qafashay ee waliba ay qafasheen ciiddaanka gaarka ah ee wasiirka arrimaha gudaha ,taso ah arriin aan hore loga baraan wadaanki ,iyado hore lo ogga wariye la xidho ama la jidh dillo basle tan aan hore lo arag ,waxaanu marka hore ka tacsiyadeenayina dhamaan bahda saxaafada iyo dhamaan ummada wanaaga jeceel anaga oo leh waa aan ka xunahay waxaan meesha ka dhacay basle waxa aan uu so jeediin lahayn madaxweynahu haddii uu wax naga qadaanayo in arriinta uu shaqo dagdag ah qabto wasiirkan dadka qafallanaya ee wuxuu doono sameyiinayahaddii kale  ,tasiina ay keenii karto cawaqiib xumo badan ,wanna in wasiirka la soo taga maxkamada sharciga ah ”

Cantar Kidaar Cune
Afhyeenka Xisbiga Wadaani Laanta Sweden