Hanbalyo hanbalyo. Dhalasho wacan Ibrahim ahmed ismail.(armani) Iyo xaskisa. Ayaan abdilahi cige obsiye. Oo shalay wiil ugu dhashay 5/10/2014. Wadanka boqortoyada UK. . Magalada London waxaan ilahay ugu baryaynaa in u kii dalkisa iyo dadkisa iyo walidkiba anfaca ka dhigo iyo diintisaba. Waxaan lenahay Amiin Amiin Amiin

Hanbalyo hanbalyo. Dhalasho wacan Ibrahim ahmed ismail.(armani) Iyo xaskisa. Ayaan abdilahi cige obsiye. Oo shalay wiil ugu dhashay 5/10/2014. Wadanka boqortoyada UK. . Magalada London waxaan 1-Hooyo casha muhumed ali 2-jawahir ismail ahmed. 3- abdi ismail ahmed 4- mustafe ismail ahmed. 5-Ifrah ismail ahmed 6-fadax ismail ahmed 7-nimco ismail ahmed 8-Ayaan ismail ahmed. Dhamantood waxaay ilahay ugu baryaynaa in u kii dalkisa iyo dadkisa iyo walidkiba anfaca ka dhigo iyo diintisaba. Waxaan lenahay Amiin Amiin Amiin image