Amar La Sheegay In Uu Ka Soo Baxay Madaxtooyada Somaliland Oo Lagu Xidhay Guddoomiyihiii Jiiddali Ee Gobolka Togdheer iyo Afhayeenka Ururkaas Oo Cambaareeyay

Amar La Sheegay In Uu Ka Soo Baxay Madaxtooyada Somaliland Oo Lagu Xidhay Guddoomiyihiii Jiiddali Ee Gobolka Togdheer iyo Afhayeenka Ururkaas Oo Cambaareeyay

Joidali

(Salaanmedia.com)
Shirkaas ay dhawaan kaga dhawaaqeen dhalinyarada Somaliland magaalada BURCO oo ay xukumadu Dagaal kula jiratay ayaa aanu u aanaynanaa in loo xidhay gudoomiye

Waxa ay Maanta oo Jimce10/10/14 xukumadu ka Qafaalatay magaalada sheikh ee Gobolka Saaxil gudoomiyahii ururka Dhalinyaradii Subeer Awal ee JIIDALI ee Gobolka Tog-dheer Mr. Cabdisamad Axmed Boon.

Gudoomiyaha oo markii laga qabtay magaalada sheikh ayaa waxa loo dhaadhiciyay dhanka magaalada Berbera, xadhiga gudoomiyaha gobolka togdheer ee JIIDALI waxa soo amray madaxtooyada Somaliland ka dib markii ay dhawaan dhalinyarada ka soo kala jeeda gobolada Somaliland oo dhanayd ay kaga dhamaawaaqeen shir ay kaga tala bixinayaan qaranimadii Somaliland ee dhawaan tan inta xukumadani jiratay mugdi gashay .
Shirkaas ay dhawaan kaga dhawaaqeen dhalinyarada Somaliland magaalada BURCO oo ay xukumadu Dagaal kula jiratay ayaa aanu u aanaynanaa in loo xidhay
gudoomiye C/samad Ahmed loo xidhay .
Waxaanu hadaba xukumada u sheegaynaa in rabitaanka dhalinyaradu ayay ka arinsanayaaan mustaqbalka dalku aanu ku joogsan doonin mid iyo laba la xidho .
Guud Ahaan Ururka DHalinyarada Subeer Awa lee JIIDALI waxa uu baaq udirayaa dhalinyarada soomaliland in aanay ka waaban ka midhalinta Halganka Badbaadinta dalka.
Faysal cumar madar
Afhayeenka Jiidali