Celefweyn: Xoghayihii Degmada Celefweyn Siciid Casaan Oo Goordhoweyd Xilki Iska Casilay

Celefweyn: Xoghayihii Degmada Celefweyn Siciid Casaan Oo Goordhoweyd Xilki Iska Casilay

Xog Ceel Af

Celefweyne(Salaanmedia.com) Xogahayihii Degmada Celefweyne Siciid casaan ayaa goordhoweyd Warbaahinta Degmadaasi ka Hawl gasha u sheegay in uu gebi ahaanba Iska Casilay xilkii Xoghayaha Dawladda Hoose ee Degmada Celefweyn.

Masuulkan ayaan shaacin sababaha Ka dambeeya Iscasilaadiisa balse ilo xog ogaal ah ayaa sheegaya in uu muran iyo ismaan dhaaf ka dhex qarxay isaga iyo Maayarka Degmada Celefweyn.

Siciid casaan ayaa isagu Shaaciyay in uu xilka Iska Casilay