Daawo Cabdi Good oo Ka Qayliyay Dhaqan Xumo Ay Ku Kaceen Koox Ka Soo Baxday Waqooyiga Maraykanka

Daawo Cabdi Good oo Ka Qayliyay Dhaqan Xumo Ay Ku Kaceen Koox Ka Soo Baxday Waqooyiga Maraykanka

Washington(salaanmedia.com) Cabdi Good oo tan iyo intii Jaadka laga joojiyey carriga Ingiriiska birta kula jirey suugaanta cusub iyo hal abuurkeeda xilligan ayaa ka qayliyay Dhaqan xumo ay Ku keceen Kooxdii Ugu Dhaqanka Xumayd Somalida oo Ka Soo Baxday Waqooyiga Maraykanka