DAAWO Dagaalka Islaamiyiinta DAACISH Iyo Ciidamada Milateriga Ah Ee Ciraaq

Hargeysa(Salaanmedia.com)Ciidamada Milatariga dalka Ciraaq gaar ahaan kuwooda ka dagaalama waqooyiga dalkaas ayaa quus ka taagan dagaalka ay kula jiraan xoogaga Daacish oo si kastoo loo duqeeyo ama loo rasaaseeyo maalin kasta bartooda dhufayska kaga soo jira.

Milatariga dalka Ciraaq kuwooda Komaandooska ah ayaa inta badan waxeey ku hubeeysan yihiin Qoryaha Basuuke-yaasha ah iyo Daba-jeexyada waxeeyna rasaas darandoori ah iskaga dhacshaan maleeshiyaadka ururka Daacish oo lagu sheegay kuwo dhimasha doonaya oo goob kasta ku yaaca .