Daawo Dhallinyarada Gobolka Saaxil Oo Taageeray Shir-weynaha Dhallinyarada Somaliland Ee Cadaadley

Daawo Dhallinyarada Gobolka Saaxil Oo Taageeray Shir-weynaha Dhallinyarada Somaliland Ee Cadaadley

Berbera(Salaanmedia.com) Dhallinyarada ku dhaqan magaala-madaxda gobolka Saaxil Ee Berbera ayaa si weyn usoo dhoweeyey shirweynaha dhallinyarada Somaliland ee lagu dhawaaqay in lagu qaban doono Cadaadley oo isla gobolka Saaxil ka tirsan