Daawo: Hees Cusub Oo La Yidhaahdo “GOBONIMO”

Daawo: Hees Cusub Oo La Yidhaahdo “GOBONIMO”

Fanaanka codka Macaan Maxamed Siciid BK ayaa waxa uu soo saaray Hees cusub oo la yidhaahdo “GOBONIMO, Erayada Heesta waxa leh Maxamed Bk Aabihii Siciid Cabdi Xasan, Laxanka iyo Codka M Bk, Muusigana waxa tuumaya Axmed-weli Ibraahim Furinle.

Hadaba, Ogaalnews Ka DAAWO

https://www.youtube.com/watch?v=Y4S1c0IGuQs