Daawo Maamulka Dowlada Hoose ee Degmada Burco Oo Maanta Sirasmiya Daamur u dhigay wadada Halbowlaha u Ah Magaaladaasi Burco

Daawo Maamulka Dowlada Hoose ee Degmada Burco Oo Maanta Sirasmiya Daamur u dhigay wadada Halbowlaha u Ah Magaaladaasi Burco

Burco(Salaanmedia.com)maamulka dowlada hoose ee dagmada burco ayaa maanta sirasmiya daamur u dhigay wado laamiyoo dhexmarta suuqa magaalda burco
taas oo sitoosa isukugu xidhaysa saylada xoolaha iyo biriishka burco