DAAWO Magaalada Burco Oo Siweyn Loogu Soo Dhoweeyay Madaxda Xisbi Mucaarid Ah Ee UCID

DAAWO Magaalada Burco Oo Siweyn Loogu Soo Dhoweeyay Madaxda Xisbi Mucaarid Ah Ee UCID

Burco(Salaanmedia.com) soo dhawayn baldhaan oo loo sameeyey wafti uu hogaaminayey gudoomiyaha xisbiga mucaradkaa ee ucid iyo musharaxa madawaynaha xisbiga cadaaladiyo daryeelka ucid aqoonyahan jamal cali xuseen safarka waftigan ayaa salka ku hayey dar dar galinta howlaha shaqee xisbigaasi