Daawo Muqaal: Ciidamo Dheraad ah Oo Lagu Soo Daabulay Hotel Ramad Si Aan Loogu Qabanin Xuska Shuhadada SNM iyo Mulkilaha Hudhelkaasi Eng Xuseen Xandule Oo ka Hadlay

(Salaanmedia.com)-Mulkiilaha Hudheelkani Ramad Eng Xuseen Xandule Oo ka Hadlay Ciidamada Tirada Badanle Ee la Soo Dhoobay Hudhelkani ayaa Shegay in Aan Loo Baahnayn in la Cabudhiyo Ganacsatada