Daawo Muqaal: Cuqaasha iyo Waxgaradka Reer Biniin Ee G/Togdheer Oo Shaaciyay inay Kalsonodii Kala Noqdaan Xukumada Silanyo iyo Xisbiga Kulmiye

(Salaanmedia.com)-Waxaanu Maanta Cadaynaynaa Hadii Aanu Nahay Waxgaradka Reer Biniin Ee Habar-Jeclo in Aanu Silanyo Kala Noqonay Kalsonodii Aanu Hore Kuu Siinay”