Daawo Muuqaalka: Muj Guuleed Daahir Samter “Iska Xamila Wax Ka yar Sanad Ayaa U hadhay Gacanteenaynu Kaga Ridaynaa Ama Ha Dhaa Dheeradan Ama Ha Gaagaab Naadaan “

Burco (Salaanmedia.com) Mujaahid Guuleed Dahir Samater Ayaa Xukuumada Somalilaand Ku Ee Deeyey Inay Iyadu Wado Wixii Ay Ku Magaagi Jirtay Dawladii Riyaale Ku Eedayn Jireen Isaga Oo Shacabka Ugu Baaqay Inay Iska Ilaaliyaan Xukuumad Mudada Yari Uhadhantahay Ee Doodnaysa Mar Marsiiyaha