DAAWO Safiirka Ingiriiska U qaabilsan Somalia Oo ka Hadlay Sababta Ay u Aqoonsan Waayeen Somaliland, Heshiiska maamulka Puntland Iyo Dawlada Somalia, Iyo Arimo kale Xaasaasi Ah

DAAWO Safiirka Ingiriiska U qaabilsan Somalia Oo ka Hadlay Sababta Ay u Aqoonsan Waayeen Somaliland, Heshiiska maamulka Puntland Iyo Dawlada Somalia, Iyo Arimo kale Xaasaasi Ah

(Salaanmedia.com)-Safiirka Ingiriiska u qaabilsan Somalia, Neil Wigan oo fadhigiisu yahay magaaladda Nairobi ee dalka Kenya ayaa waraysi uu siiyey telefishanka Universal kaga hadlay arimo ay ka mid yihiin sababta ay dawlada Ingiriisku u aqoonsan la’yihiin somaliland, iyo heshiishka Mamul goboleedka puntland iyo Dawladda Soomaaliya

http://www.youtube.com/watch?v=zxp9HH2f-mk&hd=1