Daawo: Shiinaha Oo Biriij Muraayad Ah Ka Dhisay Dhabaha Dunida Ugu Halista Badnaa Ee Laga Fannan Jiray Buurta Tianmen

Daawo: Shiinaha Oo Biriij Muraayad Ah Ka Dhisay Dhabaha Dunida Ugu Halista Badnaa Ee Laga Fannan Jiray Buurta Tianmen

(Salaanmedia.com/Agencies):- Xukuumada Shiinaha ayaa biriij wada muraayad ah ka hir gelisay, jidka laga fuuli jiray, buurta Tienman ee dalkaas, taas oo wakhtigii hore ama ka hor intaan loo samayn wadadan biriishka ah, lagu tilmaami jiray meesha ugu xun uguna halista badan dunida. Biriishkan oo muraayad ah ayaa dadka jecel fanashada buuraha u sahli doona sidii ay figta sare ee buurtaas ku gaadhi lahaayeen, waxaanu ku kacay malaayiin dollar, laakiin ilaa wali waa meel halistu ka muuqato in kasta oo aad looga shaqeeyay.