Daawo Xisbiga Waddani Oo Ceerigaabo Ka Furtay Xafiiskii Xarunta G-Sanaag

Daawo Xisbiga Waddani Oo Ceerigaabo Ka Furtay Xafiiskii Xarunta G-Sanaag

Ceerigaabo(Salaanmedia.com) Xafiiska Xarunta dhexe u noqon doona Xisbiga Waddani ee G/Sanaag ayaa waxa maanta laga furay magaalada Ceerigaabo