DAAWO”GUDOOMIYAHA BAARLAMAANKA IYO XISBIGA WADDANI CABDIRAXMAAN CIRO OO WARBAAHINTU SU,AALO KU BOOBTAY MAANTA KADIB MARKII KALFADHIGII LAGU ANSIXIN LAHAA XUBNAHA KOMINSHANKA DOORASHOYINKA BAAQSADAY

Hargeysa(Salaanmedia.com)-Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland iyo Xisbiga Wadani Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi(ciro)oo maanta gudoominaayay kalfadhigii la damacsanaa in lagu ansixiyo xubnaha komishanka doorashooyinka qaranka ee ubaaqday kadib markii ay ka baaqsadeen inay fadhigaas kasoo qeyb galaan Xildhibaanadii baarlamaanka katirsanaa ee taageersanaa Xisbiga Kulmiye iyo xukumada ayaa warbaahinta Madaxa banaan ee Somaliland ay kadib markii uu kalfadhigaasi kooramkiisu buuxsami waayay ay Gudoomiyaha baarlamaanka su,aalo la xidhidha kalfadhiga baaqsaday iyo mooshinada isbarar socday maalmahan udanbeeyayla maqlaayay ee mid kamida isaga ay Xildhibaanada Xukumada taageersani sheegayeen inay ku ridayaan ku weydiiyay xarunta baarlamaanka

http://www.youtube.com/watch?v=-foAWdZ3gQ0&hd=1

Muuqaalka warkaasi oo dhamaystiran halkan hoose ka daawo