DIB U NOQO EBOLOOW DAWLADI NOOMA JOOGTEE

DIB U NOQO EBOLOOW DAWLADI NOOMA JOOGTEE

DIB U N

Ninbaa laga hayay cimrigaaga oo raagaa geel dhalayna wuu ku tusaaye maalin walba ma waxaan taagnaan uun ,been dabayl xagaa oo maalin walba dhagahayga kusoo dhacaya oo midiba midka daran tahay maydmaxaa udambeeyaa ninlaga hayay waxaa ugu dambeeyay anigoon islahayn layaabaa tan kuugu hadhay ayuunbaan idaacadaha iyo joornaalada iyo tv yada kadaawadayka maqlay inay dawladeena soomaaliland ay dhexda u xidhatay sidii ay u falanqaynlahayd ugana hortagi lahayd masiibada cudurka dilaaga ah ee halakeeyay qaaradii madoobayd.
Waxaanan aad ulayaabay matalayaasha siyaasada soomaaliland ee umatala xukuumada iyo axsaabta siyaasada ay dhamaantood isaga midnoqdeen wax ilaahay xaaraameeyay oo ahbeenta ,maxishoodaan shalaybaad sheegtay ma yidhaahdaan maalin walba waa u siyaasi ,barigii hore waxaan shacabka soomaalilnd moodi jiray shacab iyo umada daacad ah oo aan haysan uun dawlad laakiin imika waxaan ogaaday in shacabku yahay kan iyagu munaafiqiinta ah ee maalin walaba juguc jugucda loo lulayo ee maalinwalba loo sheeganayo siyaasiga .

Waan yara taraaree aankusoonoqdo wadadiiye waxaa shalay iyomaanta dhagaha nooga bixila a indawladeenii ay shirbalaadhan kula jirto hayadahii qaadhaan bixiyayaasha ahaa oo aykala hadlayso sidii aydadka soomaaliland uga gaashaaman lahaayeen faafitaanka cudurka ebolaha ilaahaw hanoo maqlin danaystayaasha ,waxaa layidhi wasiirkii qorshaynta dr sacad cali shire oo shir lagaga hortagayo masiibada ebolaha kala hadlaya hayda caafimaadka aduunka ee who,
Waabeentiiqarniga eeabid oowaxay beentii qarniga u ahayd dawlada cusbataalkeedii dhexe ee madaxtooyada kontanka talaabo ujiraa aanu wali jirin madaxwayne galay kuxigeen wasiir iyo xataa agaasime,eedhismahiisuna ahaa sodonaadkii iyo waayahiisa inta dhulka socota kama qarsoona inta cirka socotana loo sheegimaayo,malaha dayactir sariirahiisu waaduug hadana muwaadiniinta ka shaqeeyaa ayuunbaa dhiigooda ugu adeega e waxkale oo meeshayaala majiraan ,waadawlada aan qofhabeenka seexan kajaba waajabuuti tadhalaysaa waagargaar kakasii waynina waa yurub oomaxaa baday eedhexdhigaya waxaagodoonku ah shacabka aymagacyada beenta ah u sitaan xataa atooraha xirsibaa dhakhtarka hargaysa maalin qudha galay mamaqal .
Kuwa ay cashuurta ka boobaan ee daranyada la saaxiibay waxaa kala goostay dhaqtar budhcada iyo iskuulo beena hadana dadkaa digada ah ayay kusoo qaataan qaadhaan iyo caawimo iyo waxkasta oo ay helikaraan .
Waxaa shaki ka jiraa qisada cudurkan oo u eg munaafaqado ay reergalbeedku kudabarjarayaan dadka qaaradan afrika ku uuman marka loo eego sida ay u buunbuuniyaan idaacadahoodu hadii who ay ka jirto soomaalilnd ma dhakhtarkeenaa maanta sidaa ahaanlahaa dawlada cusbataalkeedii bukaankii ku dumayaa masiibo baahsan inaga ogaanaysaan maantana sacad cali shire ka dhagaysanaa waa maya
WHO waxay ujoogtaa waxaan ka turjumayn danaha dadka reer soomaalilnd kuwaan doortayna waxay noqdeen daba dhilifyo shisheeye oomaalinba waxay gaaladu wadato sidooda u hadla .
Hadaba waxaan dawlada Soomaalilnd u sheegaynaa iskadaa Ebola ‘e inaan kaaga fadhiyin oof wareen ee waxaa wala wax iga difaacayay maantana masiibadan caalamiga aan ka magan galaynaa Allahii awalba aanu weheshan jiray dawlada Soomaalilnd ee dhiig baxayga isku sawirtana kama sugayo inay Ebola iga difaacaan dadwaynaha reer Soomaalilndna waxaan kula dardaarmayaa inaanay u hadlin sida gaalada una sheekayn sidooda ee ay Ilaahay talo saartaan
Warbaahinta kala gadisana waxaan u sheegaynaa inaanay dadkooda masiibo aan laga baxayn afkooda iyo adinkooda ugu soo jiid