XIDHIDHIIYAHA GUUD EE XISBIGA WADDANI LAANTIISA USA OO XILKII ISKA CASILAY‏

image
Magacaygu waa salebaan ali bille waxa aan ahaa Xidhiidhiyaha guud ee xisbiga Waddani laantiisa USA
Waxa aan halkan ka cadaynaya in aan manta oo tariikhdu tahay
18/10/14 in aan iska casilay xilkii aan u hayay xisbiga waddani laantiisa USA
Duruufo aniga ii gaara awgoodaxa aan halkan ka cadaynaya in aan manta oo tariikhdu tahay
18/10/14 in aan iska casilay xilkii aan u hayay xisbiga waddani laantiisa USA
Duruufo aniga ii gaara awgood

Waxaan kaloo halkan ka cadaynayaa in aanan ka tanaasulin xubin nimadii xisbiga waddani ….. ee aan iska casilay uun xilkii aan ka hayay laantan USA

Waxa aan si buuxda u aaminsanahay siyaayasada guud ee xisbiga iyo madaxa guud ee xisbiga waddani
Hadaba waxa aan u mahad celinayaa guud ahaan tageerayaasha xisbiga waddani iyo madaxda xisbiga waddani ee laantiisa USA oo run ahaantii aan si fiican u soo wadda shaqaynay mudadii aan xilkaa hayay

Waxanan u rajaynayaa madaxada laanta USA. guul iyo dadaal ka sii badan intii anu soo wada shaqaynay.

Wabilaahi tawafiiq
Xidhiidhiya xisbiga waddani laantiisa USA
Salebaan ali bille