WAR DEG-DEG AH:- CIIDAMDA DOWLADA SOMALIYA IYO KUWA AMISOM OO LA WAREEGAY GACAN KU HAYNTA MAGALAADA BARAAWE

WAR DEG-DEG AH:- CIIDAMDA DOWLADA SOMALIYA IYO KUWA AMISOM OO LA WAREEGAY GACAN KU HAYNTA MAGALAADA BARAAWE

amisom

Baraawe (Salaanmedia.com):- Ciidamada dawlada somaliya oo kaashanaya ciidamda Amisom ayaa waxaa ay la waregeen magalada Baraawe Oo ah saldhigii ugu weynaa ee Al shabaab ku laheyd dalka somaliya
Al-shabaab ayaa la sheegayaa inay dhaqaale ka heli jireen magaalada Barawe, oo ay gacanta ay ku hayeen lixdii sano ee ugu dambeysay.
Wararka ayaa waxaa ay intaasi ku sii daryaan in ciidamda dawlada faderaalk somaliya oo taageero ka helaya Ciidamda AMISOM ay dhowr maalmood dul fadhiyeen magaaladaasi.
Sido kale Wararka ayaa sheegaya in shalay galab uu dagaal ka dhacay meel ku dhow Magalada Baraawe.
Lakiin ciidamada dawlada somaliya ayaa ay Ku Guulaysatay
in ay gudaha u galaan magalada Baraawe .
Dhawaan ayey aheyd markii Xarakada Al-shabaab ay Ka Baxeen Magalada Baraawe