War Degdeg Ah: Dablay Hubaysan Oo Ka Soo Jeeda Beesha Reer Biniin Oo Subaxnimadii Weerar ku Qaaaday Reero Dagan Inta Udhaxaysa Deegaanka Baliga Diiriye Guuled Iyo Tuulada booraamo + Xaalada Deegaankaas Oo Kacsan

War Degdeg Ah: Dablay Hubaysan Oo Ka Soo Jeeda Beesha Reer Biniin Oo Subaxnimadii Weerar ku Qaaaday Reero Dagan Inta Udhaxaysa Deegaanka Baliga Diiriye Guuled Iyo Tuulada booraamo + Xaalada Deegaankaas Oo Kacsan

stock-footage-breaking-news-150x150

Burco (salaanmedia.com) Subaxnimadii Saaka Ayaa Dablay Hubaysani Weerar Ku Qaadeen Reero Dagan Deegaanka Udhaxeeya Baliga Diiriye Guuleed Iyo Tuulada Booraamo
Dablaydan Hubaysan Oo Ka Soo Jeeda Beesha Reer Biniin Ayaa Weerar Ku Qaaaday Qoysas Dagan Deegankan IslaMakaana Rasaas Ooda Kaga Qaaday
Dadkan Iyaugu Daganaa Deegaanka Ee Rasaaasta Ooda Laga Qaaday Ayaan Iyagu Dhinacooda Wax Rasaasa Ku Ridin Dablaydan Weerarka Ku Soo Qaaday
Shabakada Oodweynenews Oo Khadka Telefooonka Kula Xidhiidhay Mid Ka Mida Dadkii Xoga Gaalka U Ahaa Arintan Ayaa Uxqiijiyey In Arinku Uu Daba Socdo Shaqaaqadii Dhawaan Ay Golaha Guuritidu Go,aanada Ka Soo Saareen
Xaalaada Deegaanka Baliga Diiriye Guuleed Ayaa Haatan Ah Mid Kacsan Walina Ma Jiraan Wax Masuuliyiinta Dawlada Ah Oo Ka Hadlay Dhawaaqan Colaadeed Ee Ka Soo Yeedhay Deegaanka Baliga Diirye Guuleed Iyo Booaamo Udhaxeeya
Arinta Baliiga Diirye Guuleed Ayaa Ahayd Mid Mudo Dhee Soo Jiitan Tay Balse Ay Dhawaan Go,aaano Cadaalda Ku Fadhiya Ka Soo Sareen Gudi Ka Socday Golaha Guurtda Somaliland Balse Goaanadaas Ay Soo Saareen Golaha Guurtidu Ayaa Noqday Kuwo Ucuntami Waayey Beesa Reer Biniin Oo Iyagu Ah Beesha Ay Ka Soo Jeedan Dablyadan Subaxnimadii Saaka Weerarka Gaysatay
Arinka Ayaa Loo Aanaynayaa Koox Wasiiro Iyo Xildhibaano Iskugu Jira Oo Ka Soo eeda Beesha Bariga Burco Oo Mudo Lix Cisho Ah Ku Sognaa Magaalada Burco
Ma Jiraan Wax Dhimasho Iyo Dhaawaca Oo Ay Gaysteen Dablaydan Hubaysan Ee Saaka Weerarka Ku Qaaday DadKii Daganaa Deegaankani
Wixii Waraar Ee Ka Soo Kordha Kala Soco Shabakada Caalamigaaa