Daawo : “Mar Haddaan Qofna Doonayn Inuu Kursigiisa Ka Kaco Waxay Noqonaysaa In Laga Tashado

(Salaanmia.com)-Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ku taliyay in talo qaran laga yeelan doono haddii Xukumaddu qaban weydo doorashada Madaxtinimada ee sanadka dambe badhtimihiisa ku mudaysan.
Faysal Cali Waraabe oo maanta dalka ku soo laabtay ka dib safar uu sheegay inuu ahaamid Shakhsi ah oo uu wadamada Carabta kaga soo noqday.
Halkan ka daawo: