Daawo Muqaal: Mudaharadkii Baladhnaa Ee Maanta Gil-Gilay Magalada Burco iyo Wali Mudaharadkii Oo Socda Gudaha Magalada

(Salaanmedia.com) Burco Waxay Wali ka Mudaharadaysaa inqilaabka Milateri Ee ay Xukumada Silanyo ku Hayso Gudomiyaha Barlamanka.Marnaba Aqbali-Mayno inuu Silanyo Sharcigii Dalka Burburiyo” Qaar ka Tirsan Dadwaynaha Mudaharadayay