Daawo Muqaal: Xoghayaha Shaqadda iyo Arrimaha Bulshadda Xisbiga Wadani Oo U Jawaabtay Guddoomiyaha Now Ee Gobolka Togdheer

(Salaanmedia.com) ” Gudomiyaha Now Togdheer Deeqa Waydaar Waxaan Waydinayaa Adigu Ma Mucarad ayaad Tahay Oo la Taliyaha Xisbiyada Mucaradka ah ayaad Tahaye Mise Dowladda Isu-Boga ayaad Kalkaaliso u Tahay