Daawo ” Reer Gebilay ayaa Silanyo Doortay,Silanyana S/land Wuu Kufiyay ,Wakhtiga Dorashada Loogu Tallo-Galay Silanyo Haduu Hal Maalin ku Darsado Anaga ayaa Madaxtoyada ka Qufulayna” Xildhiba Iid Xasan

(Salaanmedia.com) ” Reer Gebilay Danbigii Hore Silanyo ayay ka Bixi Lahiyiin,Maantana Waxay Go-aan ku Qateen inay C/Raxmaan Cirro ka Dhigaan Madaxwaynaha Somaliland