DAAWO :Shalay Iyo Maanta:- Waayihii Xisbiga KULMIYE Ee Gobolka Gabiley.

Hargaysa(Salaanmedia.com):-Akhristayaasha, Daawadeyaasha iyo Dhagaystayaasha shabakada caalamiga ah ee Hadhwanaagnews.com, waxaanu idin soo gudbinaynaa Waayihii kala duwannaa iyo is-bedelladii dhinaca Xisbiga kULMIYE ee taageerada Shacabka gobolka Gabiley iyo heerka uu maanta ka taagan yahay Xisbigaasi

Waxaaanu halkan idinku soo gudbinaynaa laba muuqaal oo marka aad Daawato ay kuu muuqanayso is-bedelka dhinaca taageerada ee ku yimid Xukuumadda uu hogaamiyo Madaxweyne Siilaanyo iyo Xisbigiisa KULMIYE, waxaanad ku arkaysaa Dhalinyaro calanka Xisbiga kULMIYE kabahooda ku masaxaaya iyo kuwo dab qabad-siiyey.

Muuqaalka hore waxa uu ku saabsan yahay Marwada koowaad ee Madaxweynaha Somaliland Aamina-weris oo aad ugu

faraxsan Calankii Xisbigii burburay ee UDUB oo Ey loo xidhay, isla markaana ka hadlaysa qaabka ay ula dhacsan yihiin

http://www.youtube.com/watch?v=h5_GPoa2rDA&list=UUHoq0l91NIxYZ4d97aHDnbQ