Daawo ” Waa Sharaf Dhac inuu Dhuxul is Yidhaahdo Xukumada ku Rali-Gali Cayda Gudomiye Cirro,Dhuxul Gebilay ayuu Ka Soo Jeeda Maantana Mucarad-Nimada Gebilay Waxay Gaadhay Halkii Ugu Saraysay” Maxamuud Maxamed (Shiine)

(Salaanmedia.com) Dhuxul Waa Afhayeenkii Ugu Liitay Ee Soo Mara Madaxtoyadda S/land,Madaxda Inuu Aflagadeeyo Dhuxul Sharaf Dhac ayay ku Tahay Qaranka,Calanka Kulmiye Ee Lagu Gubay Gebilay Waxay ku Tusaysaa Siday Reer Gebilay Ugala Noqden Kalsonodii Silanyo”