Daawo:Dhalinyarada Reer Awdal Oo Madaxwayne Siilaanyo ku Dhaliilay Wax Kaqabasho La,aanta Cabashadii Oday Dhaqmeedku Uu Gudbiyeen Mdxweynaha

Boorama(Salaanmedia.com)Kadib shir jaraa’id oo ay maanta ku qabteen magaalada Boorama dhalinyarada Gobolka Awdal ayaa waxaa ay si adag ugu dhaliileen Madaxweyne Silaanyo sida uu u yaraystay una buriyay balantii uu lagalay Odaydhaqmeedka ee dhinaca tabashooyinka iyo Saamiga