Daawo:“Waxaan U Mahadceliya Bulshada Reer Hargeysa Oo Go,a Ka Huwaday Ilmada Yaxaaska Ee Siyaasiyiinta

Burco (Salaanmedia.com)-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, Mud. Cali Maxamed Warancadde ayaa shacabka Somaliland guud ahaan, gaar ahaan rer Hargaysa wuxuu uga mahad celiyay dhawaqii Siyaasi uu ku sheegay inuu beelnimo ku doonaayo damiciisa gaar ah. Wasiirka arrimaha Gudaha Somaliland, oo shirjaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa si weyn isu dultaagay faa’iidada ay Somaliland ka heshay nabadgelyada iyo siduu caalamku ugu majiirto, sidoo kale wuxuu ka hadlay waayo-aragnimada bulshadu u leedahay siyaasi dantiisa gaarka ah ku doona qaab guracan.
Halkan ka daawo: