Doorashada Baarlamaanka Tiradii Hore Kuma Galidoono Waan Qaadici-doonaa Xildhibaan Mahdi Gees+video

Boorama(Salaanmedia.com) Xildhibaan Mahdi Xuseen Cadare Oo ka mid ah Golaha wakiilada somaliland ayaa shir jaraaid uu ku qabtay Hotel Haldoor ee Magaalada Boorama,ku sheegay inuu Reer Awdal ay qaadici-doonaan doorashada baarlamaanka hadii ay xukuumadu wax ka badali waydo tiridii hore oo ahayd 13 xildhibaan