Nuxurka Waraaqo Is fasiraya Oo Guri Lagu Siiyay Masuulka Ugu Tunka Wayn Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo

Nuxurka Waraaqo Is fasiraya Oo Guri Lagu Siiyay Masuulka Ugu Tunka Wayn Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo

Nuxurka

Wareegtooyin ka soo kala baxay Aqalka Madaxtooyada iyo Xafiiska Wasiirka Hawlaha Guud ee Somaliland, ayaa muujinaya Guri weyn oo ka mid ah Hantida Dawladda oo la siiyay Wasiirka Madaxtooyada Mr Xirsi.
Wareegto Jawaab ah oo Wasiirka Hawlaha guud soo saaray ayaa lagu amray in dadka Gurigaasi degan ka baxaan islamarkaana laga saaro Liiska Hantida qaranka. Waxa lagu sheegay in guriga uu leeyahay Wasiir Xirsi.
Warqadda hore ee Madaxweyne Siilaanyo ku amray Wasiirka Hawlaha guud inuu Guriga siiyo Wasiir Xirsi ayaa sidan u dhigan

Wareegto

Warqadda Labaad oo ayaa iyana ah Wareegtada Wasiir Xirsi lagu siiyay Gurigaasi

Wareegto 2