Weriyaha Ruug-cadaaga Ee Cabdisalaan Heriri Oo Wareysi Aad U Xiisa Baddan La Yeeshay Fanaanadii Ilayska U Ahayd Hobolada WAABERI Aamina Cabdilaahi DAAWASHO-WACAN

Boorame(Salaanmedia.com):- Weriyaha Ruug-cadaaga Cabdi-salaan Heriri ayaa waxa uu wareysi xiisa baddan la yeeshay Hobaladii caanka ahayd Aamina Cabdilaahi Xirsi oo ka mid ahayd hablihii ilayska u ahaa kooxdii Hobalada Waaberi ee Soomaaliyeed.

Hadaba, Cabdisalaan Ibraahim Heriri ayaa waxa Fananada ku wareystay Barnaamijkiisa “HARGEYSA IYO HERIRI”, oo uu arrimo baddan ku qaada dhigo. Hadaba Mar uu Weriye
Cabdisalaan Heriri uu booqasho ku tagay Magaalada Boorame, waxa uu la yeeshay xog-wan ku saabsan Suugaanteeda,
Hadaba, Daawadayaal, Dhageystayaal, Akhristayaal waxa uu u dhacay Barnaamijkaasi oo aad u xiisa baddan sidan ee DAAWASHO WACAN:

http://www.youtube.com/watch?v=JOTGPis78F4