Daawo Muqaal ” Deganada Bariga S/land Waa Sidii Uu Kaga Tagay Madaxwayne Riyaale Xoghayaha Shaqada Wadani Marwo Hinda Gaani

Daawo Muqaal ” Deganada Bariga S/land Waa Sidii Uu Kaga Tagay Madaxwayne Riyaale Xoghayaha Shaqada Wadani Marwo Hinda Gaani

(Salaanmedia.com) “Iswaydiintu Waxay Tahay Degmada Huluul Codkeedu Wuu Macaan Yahay,Cidii Tagtana Waa Laga Maroora Dilacayaa,Waxqabadkeeduna Wuu Qadhaadh Yahay Oo inay Xukumadu Wax u Qabato Aad Bay u Qadhaadh Tahay”