Daawo Sawiro iyo Muqaal…Xildhibaan Siciid Xaaji Axmed (Afqalooc) oo si weyn loogu soo dhaweeyey magaaladda London….

Kulan balaadhan oo lagu soo dhaweynaayey Xildhibaan Siciid Xaaji Axmed Afqalooc oo ka mid ah xildhibaanadda laga soo doorto caasimadda Somaliland ee Hargaysa ayaa lagu soo dhaweeyey galbeedka magaaladda London,Xildhibaanka oo madasha lagu soo dhaweynaayey ay kasoo qayb galeen bulshada noocayadeeda kala duwan ee reer Somaliland ayaa waxa kulanka suurta galiyey aqoonayahan Mustafa Cabdilaahi Aadan oo ay yihiin saxiibo aad isugu dhaw,Waxa ugu horeyntii Aayado Quraana ka dib kulanka hadalo soo dhaweyn iyo dardaaranba ah usoo jeediyey dhamaan dadkii kulanka soo dhaweynta ka hadlay.

IMG_7854 IMG_7856 IMG_7855 IMG_7853 IMG_7852 IMG_7851 IMG_7850 IMG_7848 IMG_7846 IMG_7845 IMG_7844 IMG_7843 IMG_7842 IMG_7841 IMG_7840 IMG_7839 IMG_7838 IMG_7837 IMG_7836 IMG_7835 IMG_7834 IMG_7832