Daawo;Chief Caaqil Siciid Cawl oo ka mid ah Madax Dhaqameedka Bariga Burco, ayaa shaaca ka qaaday in ay ku hungoobeen Xisbiga kulmiye,Xukuumada Axmed Siilaanyana aanay Waxba u qaban

Chief Caaqil Siciid Cawl oo ka mid ah Madax Dhaqameedka Bariga Burco, ayaa shaaca ka qaaday in ay ku hungoobeen Xisbiga kulmiye,Xukuumada Axmed Siilaanyana aanay Waxba u qaban

.(Salaanmedia.com) Geesta kale waxa uu meesha ka saaray in Xisbiga Waddani yahay Xisbig Reer, waxana uu sheegay dadka waddani ku sheega Xisbi Reer

Chief Caaqil Siciid Cawl oo ka mid ah Madax Dhaqameedka Bariga Burco, ayaa shaaca ka qaaday in ay ku hungoobeen Xisbiga kulmiye,Xukuumada Axmed Siilaanyana aanay Waxba u qaban. Geesta kale waxa uu meesha ka saaray in Xisbiga Waddani yahay Xisbig Reer, waxana uu sheegay dadka waddani ku sheega Xisbi Reer inay yihiin Dad cuqdadaysan, sida uu hadalka u dhigay .