DAAWO:”Wasiirka Waxbarashada Ingiriiska Oo Ka Jawaabi Wayday Su’aal Xisaab Ah Oo Uu Weydiiyay Wiil 10 jir ah

London, (Salaanmedia.com)-Wasiirka Waxbarashada dalka Ingiriiska, Nicy Morgan ayaa diidday inay ka jawaabto su’aal xisaab ahayd oo uu waydiiyay wiil 10 jir ahi. Wiilka oo ku adkaysanaya su’aalihiisa ayaa mar kale waydiiyay su’aal tii hore ka adag.
Wasiiradda ayaa ka hadlaysay barnaamij ka baxayay telefishinka Sky News oo ay ka qaybgalayeen koox carruur ah, waxaana carruurta fursad loo siiyay inay wasiirka waydiin karaan su’aashii ay doonaan.

Halkan ka daawo:

https://www.youtube.com/watch?v=x8CV0dfQMdU