Dhagayso”: Badhasaabyada Siilaanyo waxay U Eegyihiin AMISOM Mana Yeelayno Cadaadiska iyo Cabudhinta Shacabka Lagu Hayo “: AFHAYEENKA XISBIGA WADANI EE G/TOGDHEER ;SACAD CALI KAAHIN (Plucky)

Dhagayso”: Badhasaabyada Siilaanyo waxay U Eegyihiin AMISOM Mana Yeelayno Cadaadiska iyo Cabudhinta Shacabka Lagu Hayo “: AFHAYEENKA XISBIGA WADANI EE G/TOGDHEER ;SACAD CALI KAAHIN (Plucky)

SACAD

(Salaanmedia.com) Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani Sacad Cali Kaahin (Pluck) Oo Khadka Telefanka Shabekada Calamiga Ah ee Salaanmedia.com Kula Soo Hadlay Ayaa Xukuumada Siilaanyo Ku Eedeeyay Cabudhinta Iyo Caadidka Ay Shacabka Ku Hayso Iyo Arima Xisbigiisa Xukuumadu Ay kula Kacday
Sidoo Kalana Sheegay Inay Badhasaabyada Gobolada qaarkood Oo uu Carabka Ku Dhuftay Mid Kastaba Difaac Kaga jiro Gobolkiisa Oo Fidmo Abuurayaan Una Dhaqmayaan Buu Yidhi Sida AMISOM

Halkan Ka Dhagayso