Suldaan Wabar Waxaan Ugu Baaqayaa Inuu Ka Mid Noqdo Bulshadiisa, fadqalalada Iyo Waxyaabaha Dalka Dhibka Ku Keeni Karana Ka Waantoobo

Suldaan Wabar Waxaan Ugu Baaqayaa Inuu Ka Mid Noqdo Bulshadiisa, fadqalalada Iyo Waxyaabaha Dalka Dhibka Ku Keeni Karana Ka Waantoobo

CALI WARAN CADEe

Hargeysa, (Salaanmedia.com)-Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Cali maxamed Warancadde, ayaa Hogaanka dhaqanka ee Gobolka Awdal ku bogaadiyay siday isaga bari yeeleen Mawqifka Suldaan Wabar iyo siday uga hawl galeen xiisadda ka taagan Gobolka Awdal oo uu abuuray Suldaanka Falaagoobay

Halkan ka dhegayso: