KULAN SHARFEED LAGU SII SABOOTINAAYAY SIYAASIGA WEYN EE CABDI DIIRIYE XIRSI

 

imageKULAN SHARFEED LAGU SII SABOOTINAAYAY SIYAASIGA WEYN EE CABDI DIIRIYE XIRSI Waxaa habeenkii xalay oo taariikhdu ahayd 15-01-15 lagu qabtay magaalad bristol ee dalka uk kulan isugu jira ambabixin iyo casho sharaf kaas oo ka dhacay hotelka caanka ah ee Lona Restaurant kulankan oo ay kasoo qayb galeen xubno kamida xisbiga waddani laanta bristol iyo odayada reer somaliland ee magalada bristol kulankan oo u jeedadiisu ahayd sii sabootinta sayaasiga reer somaliland ee cabdi diiriye kana mida madaxda xisbiga waddani iyo sidoo kale odayada reer somaliland ee dalkan UK cabdi diiriye oo u dhoofay dalkii waxaa halkaas laga jeediyay khudbado dardaaran iyo ducooyin ah ugu dambayntiina siyaasi cabdi diiriye xirsi ayaa uga mahad celiyay masuuliyiintii xisbiga waddani iyo odayaashii soo abaabulay kulankaasi ugu dambayntiina wuxuu ku soo gaba gaboobay farxad iyo rayn rayn Alla mahad lleh Xisbiga waddani Magaalada bristol ukimage image image image image image