ANAGOO AH QURBA JOOGA U DHASHAY GOBOLKA TOGDHEER ee kala jooga daafaha caalamka waxaanu taageero buuxda oo dhan kasta ah la garab taaganahay musharaxa goloha barlamaanka somaliland ee gobolka togdheer

imageANAGOO AH QURBA JOOGA U DHASHAY GOBOLKA TOGDHEER ee kala jooga daafaha caalamka waxaanu taageero buuxda oo dhan kasta ah la garab taaganahay musharaxa goloha barlamaanka somaliland ee gobolka togdheer mudane cabdi maxamed xaaji nuur cabdi burco oo 25-1-15 kaga dhawaaqay inuu u taagan yahay doorashada soo socota ee barlamaanka somaliland waxaanu leenahay hambalyo hambalyo in sha allah hankagana waad ku guulaysan doontaa

Alla mahad leh

Qurba jooga togdheer