ANIGOO AH XOGHAYAHA XIDHIIDHKA GOBOLADA DALKA UK, EE XISBIGA WADDANI WAXAAN

imageHambalyo iyo bogaadin u dirayaa gudomiyaha xisbiga waddani ee
East Midlands ee dalka UK.
Colonel Cabdi Burco oo maanta kaga dhawaaqay magaalada burco oo uu booqasho ku joogu inuu ka sharaxanyahay gobolka Togdheer doorashada soo socota ee barlamaanka jamhuuriyada somaliland waxaan aaminsanahay inuu kasoo bixi doono hawshaas haduu ku guulaysto kamid noqoshada golaha sharci dejinta ee Somaliland gobolkana wax badan oo wanaag iyo hormara ku soo kordhin doono waa nin aqoon teedii iyo karti deediiba leh oo waayo aragg ku ah hogaaminta iyo maamulkaba ugu dambayntii waxaan cabdi maxamed xaji nuur Colonel cabdi burco aan u rajeynayaa inuu ku guulaysto hankiisa siyaasdeed ilahayna ku asturo masuuliyada

Xoghayaha xidhiidhka gobolada uk ee xisbiga waddani UK
Maxamed Carab  Wacays