Hanaanka Waddo Marista Caasimadda Somaliland Oo La Bedelay DAAWO

(Salanmedia.com) Waxa Maanta si rasmi ah uga dhaqan Galay Caasimadda Somaliland wax ka bedelkii lagu sameeyey hanaanka Waddo marista Waxa Maanta si rasmi ah uga dhaqan Galay Caasimadda Somaliland wax ka bedelkii lagu sameeyey hanaanka Waddo marista, taas oo uu dhowaan dejiyey Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha ee JSL Md Cali Maxamed warancadde.