Hargaysa:Proff Samatar oo Khudbad Ka Jeediyey Machad-ka Shaqaalaha Dawladda(Daawo)

Hargaysa:Proff Samatar oo Khudbad Ka Jeediyey Machad-ka Shaqaalaha Dawladda(Daawo)

(Salaanmedia.com) Proff, Axmed Ismaaciil Samatar ayaa maanta Lacture ku saabsan Dawlad Wanaaga (Good Governance) Waxa uu ka jeediyey jaamacadda Shaqaalaha Dawladda Proff, Axmed Ismaaciil Samatar ayaa maanta Lacture ku saabsan Dawlad Wanaaga (Good Governance) Waxa uu ka jeediyey jaamacadda Shaqaalaha Dawladda (Civil service Institute) ee Magaalada Hargaysa